DHAGEYSO:Xaafad ka tirsan Mombasa oo laga sameeyay olole nadaafadeed

0
411

Xaafadda Old Town ee magaalada Mombasa ayaa waxaa laga sameeyay olole nadaafadeed oo ay dhallinyaradu ka qayb qaateen sida uu warkan ku faahfaahinayo wakiil wareedkeena gobolka xeebta Maxamad Cabdi Bootaan.