DHAGEYSO:Waaxda caafimaadka ee Garissa oo sheegtay tirada ay corona ka tallaashay

0
469

In ka badan 6,000 oo qof ayaa ismaamulka Garissa looga tallaalay cudurka COVID19 tan iyo markii barnaamijkan laga daahfuray dalka sida uu warbaahinta Star u sheegay sarkaalka sare ee waaxda caafimaadka dowlad deegaankaasi Xasan Canshuur oo marka hore baaq u diray dadwaynaha.