DHAGEYSO:Waalidiinta Mandera oo ka hadlay fahamka ay ka haystaan manhajka cusub ee waxbarashada

0
404

Iyadoo dhawaan maxkamadda la geeyay dacwad lagu doonayo in la joojiyo dhaqangelinta manhajka cusub ee waxbarashada ee loo yaqaano CBC ayay qaar ka mid ah waalidiinta ismaamulka Mandera oo u warramay warbaahinta Star sheegayaan in aynan wax badan ka fahansanayn nidaamkan sidoo kalena ay jiraan culeysyo ay wajahayaan