DHAGEYSO:Agoon ku dhibaataysan Wajeer oo codsanaya in loo gargaaro

0
653

Qoys danyar ah sidoo kalena ay carruurtooda agoomo yihiin oo duruufo noololeed ku wajahaya magaalada Wajeer ayaa bulshada ka codsaday in ay caawiyaan
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa dhameystiraya

Si qoyskan loo caawiyo waxaa lagala xiriiri karaa taleefoonka uu nambarkiisu yahay 0722252979.