DHAGEYSO:Shacabka Koonfurta Wajeer oo codsanaya in looga gargaaro saameynta abaarta

0
418

Dadweynaha ku nool Koonfurta Wajeer ayaa cabasho ballaaran ka muujinaya saameynta ay abaartu ku yeelatay iyo in aynan helin gargaar waxayna baaq u direen dowladda dhexe iyo midda ismaamulka Wajeer.
Maxamad Baaruud Xuseen oo socdaal shaqo ku jooga qeybo ka mid ah deegaanka Koonfurta Wajeer ayaa warbixintan ka soo diray magaalada Biyamadow.