DHAGEYSO:Xassan Sh Maxamuud oo ku baaqay in doorasahda loo midoobo

0
309

Madaxwenihii hore ee Soomaaliya Xasan Shekh Maxamuud oo ka hadlay Xaaladda siyaasadeed ee dalkaasi uu hada marayo ayaa sheegay inay muhiim tahay in khilaafaadka jira uusan saamayn ku yeelan arrimaha doorashooyinka wadanka iyo habsami u socodkooda.
Xassan Sheekh ayaa sidoo kale ciidamada qalbka sida ee Soomaaliya ugu baaqay inaysan siyaasadda ku dhex milmin ayna waajibkooda qaran sida ugu habboon u gutaan.