DHAGEYSO:Aqoonyahaan ku baaqay in la taageero dhaqangelinta manhajka CBC

0
528

Iyada oo ay weli taagan tahay hadal haynta ka dhalatay in wasaaradda waxbarashada aynan joojin doonin dhaqangelinta manhajka cusub ee waxbarashada ee loo yaqaano CBC ayuu mid ka mid ah aqoonyahaanada gobolka xeebta soo jeediyay in madaxdu ay taageeraan dadaalka ay wado dowladda dhexe .
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa dhameystiraya.