Wasiirka haweenka Soomaaliya oo madaxweynaha Koonfur Galbeed ku eedeysay inuu beegsaday hooyadeed

0
435

Wasiirka wasaaradda haweenka iyo horumarinta xuquuqda aadanaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xaniifa Maxamad Ibraahim “Xaabsade, ayaa ku eedeysay ciidanka nabad sugidda maamulka Koonfur Galbeed iney hooyadeed kasoo xiri gaareen hooygeyda
Wasiiradda ayaa intaa ku dartay inay jireen waayadan kala fikir duwanaansho u dhaxeeya iyada iyo Madaxweynaha maamulka koonfur Galbeed, Cabdulcasiis Xasan Maxamad (Lafta Gareen).
War ay soo saartay ayaa sidaan u qornaa:
Waxaan kaxumahay kaladuwanaasha siyaasadeed ee madaxwayne Laftagareen iyo aniga in ay ku ekaan waysay siyaasadda ee loo dhacay maanta hooyaday macaan gurigeeda ciidan isku sheega nabad sugidda southwest in ay kasocdaan tagaan oo laba Abdibila ah si iyada usoo xiran bilaa sabab sidoo kale habaryer tay qori lugu qabtay dil loogu hanjabay
Madaxwayne Abdiaziz ayaa toos masuuliyadaas u qaadaayo wixii meesha kadhaco caburinta shacabka iyo ixtiraam la aan koonfurgalbeed kajirtana haday soo afjarmaysaa insha allah