DHAGEYSO:Soomaaliland oo beenisay in la musuqay dhaqaalaha Covid-19

0
598

Wasiirka Wasaaradda Hormarinta Caafimaadka Somaliland oo Cumar Cali C/laahi oo Maanta Warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargaysa ayaa Beeniyaay Eedo musq Maasuq oo Xisbiga wadani ee Soomaaliland uu la Xiriiriyay guddiga ka hortagga Cudurka Covid 19 ee Soomaaliland.
Wasiirka Caafimaadka Soomaaliland wuxuu Tilmaamay in Cida eedaynta Musuqa sheegtay looga baahanyahay inay Cadaynta keento isagoo dhanka kalena sheegay in Soomaaliland ay ka faa’iidaysanayso qorshe dalalka ku yaal geeska Afrika ee aan badda lahayn sida Itoobiya lagu gaarsiinayo Talaalka Cudurka Covid 19 ayadoo Dekeda Magaalada Berbera loo sii marinayo.