Mas’uuliyiin ka socotay wasaaradda deegaanka Soomaaliland ayaa howlgalo looga hor taggayo dadka dhirta xaalufinaya ka sameeyeen deegaanno hoos taga degmada Ceelafweyn ee gobolka Sanaag.
Waxaa arrinkan digniin kasoo saaray mas’uuliyiinta wasaaradda deegaanka Soomaaliland iyo kuwa gobolka Sanaag