Wasiirka wasaarada Arimaha Dibadda & Iskaashiga Caalamiga ee dowlada Fedraalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdirizak Abubakar ayaa hambalyo sagootin iyo dardaaran u diray Safiirka Cusub ee dowlada Soomaaliya u magacowday Boqortooyada Bilgium & wadamada kale eeMidowga Yurub, Amb Yonis Yaasiin Xaashi.
Wasiirka arimaha dibada Soomaaliya Mohamed Abdirizak Abubakar ayaa sheegay inay aad muhiim ugu tahay dalka iyo dadka Soomaaliyeed Safaarada Soomaaliya ee dalalka Yurub sidoo kalen wasiirka ayaa sheegay inuu kalsooni weyn ku qabo masuulka xilkaan cusub loo magacaabay.
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Wasiirka arimaha dibada Soomaaliya oo bogaadiyay safiirka Soomaaliya ee Bilgium