Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe oo la kulmay dhallinyaradii lagu qabtay Dagaalkii ka dhacay degmada Beledxaawo ayaa sheegay inay ciidamadaas lasiinayo tababarro marka ay dhamaystaana lagu biirin doono qaybaha kala duwan ee ciidamada qalabka Sida ee Soomalaiyeed.
Wasiir Dubbe ayaa dhallinyaradaas kula dardaarmay inay qayb ka noqdaan difaaca dalkooda iyo ka shaqaynta hormarka wadanka.