Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Ingiriiska oo mamnuucaya duulimaadyada Imaaraadka

Ingiriiska oo mamnuucaya duulimaadyada Imaaraadka

Boqortooyada Britain ayaa laga billaabo maanta mamnuucaysa duulimaadyada tooska ah ee ka imaanaya dhanka dowladda isku tagga imaaraadka carabta.
Diyaaradahan ayaa ah kuwa rakaabka sida.
Britain ayaa sidoo kale sheegtay in liiska duulimaadyada dalkeeda laga mamnuucaya ay ku dari doonto kuwa wadamada Burundi iyo Rwanda.
Tallaabadan ayaa looga gol-leeyahay xakameynta faafidda caabuqa corona.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments