DHAGEYSO:Ruto”BBI waa mashruucii ugu halista badnaa abid taariikhda Kenya”

0
598

Madaxweyne ku xigeenka dalka oo maanta hooygiisa xaafadda Karen ee magaalada Nairobi kula kulmay siyaasiyiinta ismaamulka Makueni ayaa sheegay in qorshaha BBI uu khatar ku ahaa wadanka.
Waxaa uu tilmaamay in hadii lagu guulaysan lahaa hoggaanka dalka uu noqon lahaa mid awood adeegsado.
Ruto oo aan ka jawaabin eedeyntii uu u jeediyay madaxweynaha dalka ayaa carrabka ku adkeeyay in ujeedkii laga lahaa hannaanka BBI ay ahayd muddo kororsi.
William Samoei Ruto ayaa raaligeliyay cid kasta oo dareensan inuu u gafay balse uunan marnaba diyaar u ahayn inuu is-dhiibo