Gabadh wariye ah islamarkaana horaan uga tirsaneyd howlwadeenada idaacadda Star Fm ayaa haddana beeraley ah.
Waxaa ay isku wadaa shaqadii wariyenimada iyo tabcida beeraha.
Maxamuud Maxamad Sheekh Lafagari ayaa la kulmay warbixintaan kasoo diyaariyay degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo Soomaaliya