DHAGEYSO:Garissa oo ka mid ah ismamaulo laga cabsi qabo inay ka dilaacaan cuduro halis ah

0
427

Wasiirka wasaaradda caafimaadka ee dwolada deeganaka garissa Rooble Nuunoow ayaa sheegay in Garissa ay ka mid tahay ismamaulo laga cabsi qabo inay ka dilaacaan cuduro halis ah.
Waxaa uuna shacabka ugu baaqaya inay ku dadaalaan nadaafadda.