DHAGEYSO:Guddoomiyaha xiriirka kubadda cagta ee Mandera oo ka hadlay kulan uu kaga qayb galay Mombasa

0
343

Waxaa dhawaan ismaamulka Mombasa ee gobolka xeebta lagu qabtay kulan ay ka qayb galeen guddoomiyayaasha xiriirka kubadda cagta ee 47-da ismaamul ee dalka .
Guddoomiyaha xiriirka kubadda cagta ee Mandera ayaa warbaahinta Star faahfaahin ka siiyay qodobadii shirkaasi diiradda lagu saaray
Maxamuud Maxamad Sheekh Lafagari ayaa dhameystiraya