DHAGEYSO:Kulan looga hadlayay wadada Lapset oo lagu qabtay magaalada Gaarissa

0
462

Kulan looga hadlayay arrimaha wadada lapsetka aya lagu qabtay magalada Garissa waxana ka soo qayb galeen masuliyiin aad u tira badan iyada oo bulshada lagu wargaliyay in ay soo dawayaan mashruucani.