Wararka Kenya DHAGEYSO:Kansalihii hore ee Fafi oo ku baaqay in gargaar loo fidiya dadka xoola dhaqatada ah By star - August 3, 2021 0 424 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Kansalihii hore e deegaanka FAFI e degmada FAFI e ismaamulka Garissa Nuur Bare ayaa ku baaqay in gar gaar loo fidiya dadka xoola dhaqatada ah o ay abaarta saamaysay una baahan gar gaar deg edg ah. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2021/08/Nuur-Barre.mp3