DHAGEYSO:Faysal Cali Waraabe oo beeniyay inuu shacabka mudaharaad ugu baaqay

0
657

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Soomaaliland ee UCID Faysal Cali Waraabe oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargaysa ayaa Been abuur ku tilmaamay Hadal uu jeediyay Wasiirka aRrimaha gudaha Soomaaliland Maxamed Kaahin oo ahayd inuu Faysal Cali Waraabe oo bulshada Mudaharaad ku Kicinayo isagoo Tilmaamay inuu nin nabadeed yahay.