Mareykanka iyo Ingriiska oo Taliban ku eedeeyay ‘dembiyo dagaal’

0
416

Mareykanka iyo Ingiriiska ayaa ku eedeeyay kooxda Taliban inay geysteen xasuuqyo laga yaabo inay yihiin “dambiyo dagaal” oo ka dhacay magaalada Spin Boldak, oo dagaalyahannadu ay bishii hore ka qabsadeen xadka wadanka Pakistan.
Safaaradda Washington iyo London waxay bartooda Twiitarka ku sheegeen in Taalibaan ay si aargoosi aj u xasuuqeen dad dhowr ah taas oo ay ku tilmaameen dambiyo dagaal.