DHAGEYSO:Biyo la’aan ka jirto xerada qaxootiga ee Xagardheer

0
481

Shacabka ku nool qaar ka mid ah xaafadaha xerada qaxootiga ee Xagardheer ayaa cabasho ka muujinaya biyo la’aan saameysay oo ay doonayaan in la xalliyo.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan oo dhameystiran Dadaab ka soo diray