DHAGEYSO:Gudoomiya gudiga suuq gaynta xoolaha Nool oo baaq diray

0
570

Gudoomiya gudiga suuq gaynta xoolaha ee Dalka Dubat Cali Camey ayaa ku baaqay in la caawiya dadka ay abaarta samaysay ee ku nool Gobolka Waqoyi Bari
Wariyaheen Garissa Cabdisamad Muxumad Cabdi ayaa qodobkan inoo haya.