DHAGEYSO:Gudiga arimaha gobolka gedo oo warbixin laga dhagaystay.

0
342

Gudiga dib u heshiisiinta arimaha Gobolka Gedo ee uu Ra’isulwasaaraha kal hore Magacaabay ayaa soo Bandhigay Talo soo Jeedintooda ku saabsan dhamaan Qodobada ay soo uruuriyeen ee Salka u ah doorasho xalaal ah oo ka dhacda Gobolka Gedo gaar ahaan Magaalada Garbahaareey ee Xarunta gobolka Gedo.