DHAGEYSO:Muuse Biixi oo Shacabka uga digay isticmaalka waxyaabaha maanka dooriya

0
474

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ay wehelinayaan xubno kamid ah golaha wasiirrada, maayarka magaalada Hargeysa, taliyayaasha ciidamada, siyaasiyiin iyo xildhibaanno, ayaa kumanaan kamid ah shacabka Hargeysa salaadda ciidul Adxaa kula tukaday masjidka jaamaca weyn, waxana uu halkaas ka jeediyey khudbad uu bulshada uga digay isticmaalka daroogada.