DHAGEYSO:Mudavadi oo ka hadlay qorshahiisa ku aadan 2022-ka

0
603

Hoggaamiyaha xisbiga ANC Musalia Mudavadi ayaa ololahiisa siyaasadeed ee uu ku doonayay jagada ugu sarreyso dalka geeyay ismaamulka Nyeri.
Waxaa uu sheegay in maanta iyo berri uu ku sugnaan doono dowlad deegaankaas si uu kulamo ula qaato hoggaamiyaasha Nyeri iyo waxgaradka ismaamulkaas.
Mar uu la hadlay warbaahinta ayuu soo bandhigay qorshahiisa ku aadan doorashada guud ee sanadka 2022-ka iyo waxqabadka uu doonayo inuu qabto