DHAGEYSO:Nin in ka badan 12 sano ka shaqeynaya biyo dhaamin deegaanka Dadaab

0
520

Inkasto xeryaha qaxotiga Dadaab ay ka jiraan shaqo la’aan iyo duruufo kale haddaba, waxaa jira dadka qaar oo siyaabo kala duwan u shaqeysta.
Waxaa kamid ah Abshir Xasan Ibraahim oo muddo ka badan 12 sano ka shaqeeya biyo dhaaminta.
Waxaa shaqadiisa ukur galay oo warbixintaan kasoo diray Dadaab Maxamad Baaruud Xuseen