DHAGEYSO:Jubbaland oo ku dhawaaqday in doorashada Aqalka Sare ay waqtigeeda ku qaban doonaan

0
484

Gudiga hirgalinta dooroshooyinka heer dowlad goboleedka jubbaland ayaa ka hadlay qabashada dooroshooyinka xillibaanada labada aqal ee barlamaanka Somalia
Mohamed Ibrahim washingto ayaa warbixintaan inoo haya.