Madaxweyne Farmaajo oo u hambalyeeyay dhiggiisa Dalka Turkiga

0
388

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyey Dhiggiisa Dalka Turkiga Mudane Rajab Tayib Erdogan Shacabka iyo Xukuumadda Dalkaas Xuska Maalinta Qaran ee Midnimada iyo Dimuqraadiyadda Turkiga oo ku beegan 15-ka Luuliyo.
Madaxweyne Farmaajo ayaa u rajeeyay shacabka iyo dowladda Turkiga in sanadkan kiisa kale ku gaaraan horumar iyo Baraare.
Turkiga ayaa waxa uu ka midyahay dowladaha Soomaaliya ka taageera dhanka dib u dhiska ciidanka.