DHAGEYSO:Shirka golaha wasiirada dowlad goboledka Jubbaland oo looga hadlay qodobo dhowr ah

0
364

Shirka golaha wasiirada dowlad goboledka jubbaland ayaa looga hadlay qodobo dhowr ah oo uu shir gudoomiyay madax weyne ku xigeenka 1 aad ee jubbaland
Mohamed Ibraahim Washington aaya warbixintaan inoo haya.