DHAGEYSO:Wazaarada cadaalada, diinta iyo awqaafta Jubalad oo agab dhismo gaarsiisay masajid ku yaala Kismayo

0
391

Wazaarada cadaalada, diinta iyo awqaafta Jubalad ayaa agab dhismo gaarsiisay masajidka Jamac kabiir oo ku yaala magaalada Kismayo
Fartuun Bishara Mohamed ayaa qodobkan inoo haysaa.