DHAGEYSO:Shacabka Berbera oo ka carooday qaabka loo qaatay shaqaalaha madaarka

0
413

Qaar ka mid ah shacabka ku nool Magaalada Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil ayaa Maanta dhigay banaanbax ay uga Cabanayaan shaqaale Cusub oo Madaarka Magaalada Berbera laga shaqaalaysiiyay kuwaasoo ay sheegeen in laga keenay magaalada Hargaysa halka aysan jirin dad reer Berbera ah oo shaqadaan laga qoray ayagoo tilmaamay inay shaqooyinkaan yihiin kuwo ay qaban karaan