Magaalada Madogasha ee xarunta degmada Lagdera ee ismamulka Garissa ayaa maanta waxa ka dhacday dhacda xanuun badan kadib markii uu nin ku soo dumay ceel uu biyo ka dhaansanayay kaas oo geeriyooday .
DhaqanaFaliir o ah gudoomiyaha gudiga nabada e degmada Lagdera ayaa idacaada STAR FM faa faahin ka siiyay dhacdadan xanuunka badan.