DHAGEYSO:Puntland oo xukun Afar sano ah iyo ganaax ku riday rag ku loo haysto duurjoog ay laayeen

0
533

Waxaa xukunkan warbaahinta faahfaahin ka siiyay xeer ilaaliyaha guud ee dowlad goboleedka Puntland Maxamuud Xasan aw-cismaan.

Wasiiru dowlaha wasaaradda deegaanka ee Puntland Cabdirashiid Cali Geelle ayaa soo dhaweeyay xukunka lagu riday eedeysanayaasha.