DHAGEYSO:Haweenka soo saaro dawooyinka dabiiciga oo dhiiri gelin loogu sameeyay Kismaayo

0
396

Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa ka qeyb galay kulan lagu dhiiri galinayey 21 haween ah oo soo saaro dawooyinka dabiiciga ee dhirta ka baxda dalka Soomaaliya.
Fartuun Bishaar Maxamad ayaa warkan oo faahfaahsan Kismaayo ka soo dirtay .