DHAGEYSO:Booliska gobolka mudug oo Khamri gubay

0
435

Taliska Ciidanka Booliska gobolka Mudug ee Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ayaa goob fagaare ah oo ku taala Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug ku gubay maandooriyaha Khamriga oo howlgal laga sameeyay magaaladaasi iyo deegaanada ku dhow dhow lagu soo qabtay.
Mas’uuliyiinta Gobolka Mudug ee Maamulka Puntland ayaa goobta Khamriga lagu gubay warbaahinta Kula hadlay.
Waxaa ayna Hoosta ka Xariiqeen inaysan Marna u dulqaadanayn falalka ammaan darrada ee shaqsiyaadka ku howlan yihiin.