DHAGEYSO:Agaasimaha socdalka Soomaaliya oo faafaahiyay qodobo dhanka socdaalka ah

0
707

Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha dowladda Fedraalka Soomaaliya G/sare Maxamad Aadan Koofi oo faahfaahin ka Bixinayay howlaha u qabsoomay iyo Khataraha dhanka Socdaalka ah ee ay ka Hortageen Sanadkii tagay ayaa sheegay in Shabakado isku xernaa oo ka shaqeynjiray arrimaha Socdaalka Sharic darrada ah ay soo afjareen kadib, markii ay la kaashadeen wadamo Soomaaliya ka baxsan iyo hay’adaha amniga Soomaaliyeed.