Spain Vs Italy Wax Walba Oo Aad Uga Baahantahay Semi-final-ka Euro ee Caawa

0
848

Xulalka Italy Vs Spain ayaa isaga hor iman doona kulanka 1-aad ee Semi-final-ka tartanka Euro 2020 kulankaas oo ay labada xul u soo gali doonaan sidii ay isaga xaadirin lahaayeen final-ka tartanka.
Xulka Italy ayaa kulanka soo galaya iyaga oo doonaya in ay iska xaadiriyaan final-ka tartanka kadib qaab ciyaareed cajiib ah oo ay soo bandhigeen tan ilaa markii uu bilowday tartanku.
Dhanka kale xulka Spain ayaa kulanka soo galaya iyaga oo doonaya in ay sii wataan tartanka iskana xaadiriyaan final-ka Euro 2020 waliba dhaafaan xulka ilaa haaan ugu fiican ee Italy.