DHAGEYSO:Dekedda Magaalada Boosaaso oo xalay laga dhoofiyay xoolo badan

0
300

Dekedda magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa Waxaa si aad ah uga Socda dhoofka xoolaha loo iibgeynaayo waddamada Carabta xilli wakhti kooban uu ka harsan yahay ciidda Arafo.
Mas’uuliyiin ka tirsan Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa Warbaahinta Faahfaahin ka Siiyay Kumanaan Noocyada kala duwan ee Xoolaha Nool ah oo Xalay ka dhoofay dekedda Magaalo Xeebeedka Boosaaso.