DHAGEYSO:Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliya oo digniin u diray burcadda dhaca gaysata

0
656

Taliyaha Ciidanka Booliska dalka Soomaaliya janaraal Cabdi Xasan Xijaar ayaa sheegay in Talaabo Cad laga qaadi doono Tuugada Magaalada Muqdisho Dhexdeeda Kawada Dhaca .
Waxaa uu intaa ku daray inay Wajihi Doonan Maxkamad cidii lagu helo fal xatooya ah