Dhimashada ka dhalatay COVID19 ee India oo dhaaftay 400,000

0
447

Wasaaradda caafimaadka ee dalka India ayaa sheegtay in 24-kii saacadood ee ugu dambeeyay gudaha wadankaasi ay cudurka COVID19 ugu dhinteen 853 qof oo dheeraad ah.
Tani ayaa tirada dhimashada guud ee ilaa iyo hadda ka dhalatay xanuunka ee India ka dhigaysa ugu yaraan 400,000 oo qof .
Tirada guud ee xaaladaha caabuqa ee wadankaasi ayaa ah 30.45 milyan.