DHAGEYSO:Maamulka Gobolka Banaadir oo Beeniyay inay Canshuur ka qaadaan Goobaha Waxbarashada

0
330

Kadib markii Qaar ka mid ah Maamulka Jaamacadaha ku yaalada Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ay sheegeen in laga qaado Lacago Canshuuro ah ayaa waxaa arintaasi isga fogeeyay Maamulka Caasimada Soomaaliya.
Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shir Jaraa’id ku Beeniyay in uu Canshuur ka qaado xarumaha Waxbarashada ee ku yaala Magaalada Muqdisho.