DHAGEYSO:Kulan amaanka gobolka Hiiraan looga hadlayay oo Beledweyne ka dhacay

0
695

Kulan ay isugu yimaadeen guddoomiyaha gobolka Hiiraan iyo Guddoomiyaasha degmooyinka kale ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa lagu qabtay Magaalada Beledweyne.
Kulankan ayaa waxaa laga soo saaray war-murtiyadeed waxaana lagu soo jeediyay qodobo amaanka gobolka hiiraan lagu sugayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here