Waxaa sare u sii kacday tirada dadka ee ku dhintay dhismihii shalay ku dumay gobolka Florida ee Maraykanka .
Ilaa iyo hadda waxaa la xaqiijiyay in ay dhinteen 5 qof.
Waxaa dhanka kale socdo howlaha samata bixinta iyadoo weli la la’yahay ugu yaraan 156 qof.