Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Kulan looga hadlay xaaladda noololeed ee ka jirta degmada Mahadaay

DHAGEYSO:Kulan looga hadlay xaaladda noololeed ee ka jirta degmada Mahadaay

War saxaafadeed ayaa laga soo saaray Kulan looga hadlayay u gurmashada bulshada ku nool degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellada dhexe ka dib markii Magaaladaasi uu fatahaado Xooggan ka sameeyay wabiga Shabeelle.
War-saxaafadeedkan ayaa lagu faahfaahiyay dhibaatooyinka ugu badan ee ka taagan Magaalada Mahadaay waxaana lagu sheegay inay Lagama maarmaan tahay in sida ugu dhaqsiyaha badan wax looga qabto Xaaladda Mahadaay ka taagan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments