DHAGEYSO:Wiil dhalinyaro oo bajaajley ah oo lagu dilay Wajeer

0
580

Wiil dhalin yaro ah oo aha wado bajaaj ayaaa lagu dilay magaalada wajeer kaasoo aanan la aqoonin cida dishay, laama amanka ayaana wadaan baaritaano alxariiro dacdadaasi
Qaar kamid ah ehelka wiilkani ayaa ka hdleen halka sidoo kale laamaha amaanka ayaa xaqiijiyeen dacdadaasi iyagoona sheegay inay wadaan baaritaan laxariira dacdadaasi.