Waxaa aad loo hadal hayaa oo u muuqato in loo riyaaqay tallaabada Joe Biden uu kula wareegay hoggaanka Maraykanka.
Maxaa laga filan karaa in maamulkiisa uu ka qabto amaraddii iyo go’aammadii mas’uulkii ka horreeyay ee Donald Trump si gaar ah socdaalka, cudurka COVID-19 iyo xiriirka Afrika kala dhexeya dalkaas.
Maxamad Cali Madoobe ayaa arrimahan ka wareystay Axmad Cali oo ka faallooda xiriirka iyo siyaasadda dibadda.