Madaxweyne ku Xigeenka Koobaad ee Maamulka goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa sheegay inay u diyaar Garoobeen Dib u dajinta Xaqootiga Soomaaliyeed ee ka imaanaya Xeryaha Qaxootiga dalka Kenya kuwaasoo wadankooda Hooyo dib ugu laabanaya.
Waxaa uu sheegay inay Hay’adaha ka shaqeeya arrimaha Qaxootiga ay arrintaan kala hadleen
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Jubbaland oo sheegtay inay diyaariyeen halkii la dajin lahaa dadka qaxootiga ah...