DHEGEYSO:Ruto oo sheegay in isaga iyo Gachagua, Kalonzo iyo Matiang’i ay siyaasadda ka wada bixi doonaan 2032

0
67

Madaxweyne William Ruto ayaa sheegay in isaga iyo siyaasiyiinta Rigathi Gachagua, Kalonzo Musyoka iyo Fred Matiang’i ay sannadka 2032 ka wada degi doonaan hoggaanka dalka, isaga oo tilmaamay in dhammaantood uu la bixi doono marka waqtigaasi la gaaro.