Kulan lagu taageerayey doorka Dhallinyarada kaga aadan siyaasadda iyo hogaaminta dalka Soomaaliya ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho ee Caaasimada Wadanak Soomaaliya.
Dadkii kulankaan ka soo qaybgalay ayaa dhamaantooda waxay Hoosta Waxay ku wada Xariiqeen inay dhalinyaradu yihiin lafdhabrka Bulshada
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Kulan looga hadlay Doorka Dhalinyarada ee Siyaasada oo Muqdisho Lagu Qabtay